Publications
Abstract Historically, early societies relied on unwritten rules based on shared values, religious beliefs, and practical necessities to maintain order and resolve disputes. However, these societies were often plagued by injustice, bias, corruption, and abuse of power, which stemmed from adherence to what can be described as the “law of the jungle.” Over time, these […]
Gogol Dhig. Taariikh ahaan, bulshooyinkii hore waxay ku tiirsanaayeenxeerar aan qorneyn oo ku saleysan qiyam wadajir ah, caqiidooyin diimeed, iyo baahiyo nololeed si loo ilaaliyo kala dambaynta loona xalliyo khilaafaadka. Waxaa bulshooyinkaas ragaadiyay Cadaalad darro, eex, musuq iyo kutakrifalawoodeed, taas oo ka dhalatay ku dhaqankii xeerkiiduurjoogta. Muddo ka dib, nidaamyadan aan rasmiga ahayn“Informal Systems” waxay […]
Abstract Judicial councils are institutional mechanisms designed to insulate the appointment, promotion, and discipline of judges from partisan political influence while ensuring accountability within the judiciary. Positioned between two extremes self-perpetuating judicial control and complete political dominance these bodies are central to safeguarding judicial independence and enhancing the rule of law. The establishment of a […]
Halkan waxaad kala degi kartaa dersiga Tababbarkii “Habraaca Xeerdejinta Baarlamaanka” ee uu qabtay Machadka Sharciyada ee Ogaalx, kaas oo uu soo jeediyay ustaad Cabdulqaadir Maxamed Xasan oo in muddo ah kasoo shaqynayay arrimaha xeer dejinta. hadaba link-ga hoose kala dag dersiga oo dhamaystiran. HABRAACAn xeer dejinta
ABSTRACT This study examines corporate criminal liability for money laundering in Somalia, focusing on the challenges and gaps within the country’s legal and institutional frameworks. As financial crimes become increasingly complex and pervasive, addressing corporate involvement in money laundering is essential to safeguarding Somalia’s economic stability and integrity. The study employs a doctrinal research methodology […]
Kadib Burburkii Dowladdii Dhexe ee Soomaaliya, waxaa si wayn loogu xadgudbay Xuquuqda aadanaha, waxaana bulshada Soomaaliyeed isu gaysteen Nooc walba oo dambi ah oo markaas jiray, taasi waxay keentay walaac wayn, waxaana la sameeyay dadaalo walba oo lagu badbaadin karay bulshada iyo Xuquuqdooda. Nasiib darro, hay’adaha Qaramada Midooway iyo dalalkii kale ee usoo gurmaday dhibaatada […]
Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Barbaarinta Caruurta ” African Charter on the rights and welfare of the child” waa Axdi lagu ilaalinayo xuquuqda caruurta Afrikaanta ah isla markaasna looga gol leeyahay in lagu dhowro lagana ilaaliyo Wax kasta oo dhibaato ku ah Caruurta, axdigan wuxuu ka shidaal qaadanayaa Axdiga Qaramada Midooway ee xuquuqda Caruurta “CRC […]
Garsoorka waa tiir kamid ah tiirarka 3da ah ee ka koobantahay dawladda casriga ah, Garsoorku waxa uu u taaganyahay xaqiijinta sarraynta sahrciga, dhowrista isku dhaqidda xeerarka, ilaalinta xuquuqaha aasaasiga ah, dheelitirka hay`adaha dowladda, xalinta khilaafaadka iyo talaabo ka qaadida cidkasta oo jebisa sharciga. Yoolka Garsoorka waa in uu ku suntanaado hufnaan, sinnaan, daacadnimo, tayo adeeg-bixin, […]