Halkan waxaad kala degi kartaa dersiga Tababbarkii “Habraaca Xeerdejinta Baarlamaanka” ee uu qabtay Machadka Sharciyada ee Ogaalx, kaas oo uu soo jeediyay ustaad Cabdulqaadir Maxamed Xasan oo in muddo ah kasoo shaqynayay arrimaha xeer dejinta.
hadaba link-ga hoose kala dag dersiga oo dhamaystiran.
HABRAACAn xeer dejinta